Markay noqoto soo iibsashada kosmetikada, sida aan wada ognahay waa muhiin in aad ogaado asaasiga saxda ah oo sheyga aad iibsaneyso.

A1makeupstore waxey kaloo ku xeel dheer tahay qurxinta dumarka markay noqoto makeup ka oo qof walbo uu hilaayo midibkiisa iyo alaab kuwaalati fiican.

Waxaa kaloo A1makeupstore idinheysaa daryeelka jirka/maqaarka oo ah Dumar iyo Rag.

Waxa kaloo ka hilin kartaan sida skin care, barfuun, makeup, bug, alaabta salonka, daash iyo qurxinta aroosyada.